Blogger Widgets

MUUQAAL: Madaxwayne Farmaajo oo Munaasibad la isku arkay ku Casuumay Gudoomiye Jawaari iyo Madaxda kale

Bulsha:- Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sh Cismaan Jawaari.


Waxaa, sidoo kale kasoo qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha, Ku Simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka, Guddoomiyaha Ku Xigeenka 2aad, Xildhibaannada labada Aqal iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment