Blogger Widgets

MUUQAAL: Jawaari oo Shir Jaraa’id La qabtay Madaxwayne Farmaajo, Kana hadlay Wuxuu isku Casilay

Bulsha:-  Guddoomiyihii Baarlamaanka ee Iscasilay Maxamed Cismaan Jawaari oo Madaxwaynaha Ay Shir Jaraa’id wada Qabteen ayaa sheegay inuu xilka ka degi doono maalinta berri, si uu amaanada dib ugu celiyo baarlamaanka, isagoo xusay in sababta uu hada u soo muuqday ay tahay inuu si rasmi ah u caddeeyo is casilaadiisa.


Waxaa uu sheegay in wixii kaloo dheeraad ah uu maalinta berri ka hor-jeedin doono Baarlamaanka, isagoo u mahad celiyay shacabka Soomaaliyeed, kana raalli geliyay wixii jiray ee jahwareerka ahaa.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment