Blogger Widgets

Boqor Buur-madow oo Xabsiga laga sii daayey iyo Sababtii loo xidhay (Daawo)

Bulsha:- Waxaa magaalada Hargeisa  Xabsiga laga soo daayey  Boqor-Cismaan Buur-madow , Wuxuuna sheegay inaysan Jirin wax dambiya oo uu galay, oo isagu uu ogyahay, Islamarkaana uu Nabad ka shaqaynayey,

Wararka qaar ayaa sheegaya Damiin lagu soo daayey Boqor-buur Madow, Iyadoona Dhowaan Boolisku ay kusoo eedeeyeen Qaran dumis inuu yahay, Waxaa sidoo kale la sheegay inuu ka Beern Abuuray Madaxwaynaha Somaliland.

Madaxwaynaha maamulka Puntland ayaa maanta ku baaqay in Xoriyadiisa loo soo celiyo Boqor Buur-madoow, Isagoo sheegay inuu yimid meel kamid ah Dalkiisa.

Somaliland waxaa weli ku xidhan  Naciima Abwaan Qorane iyo Maxamed Kayse oo ah Dhalinyaro loo Xidhay Aragtidooda gaarka ah,  Waxaana Arinta Boqor Buur-madow lagu tilmaamay inay ahayd Kaar-jebin Bulshada Lagu Qancinayey.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment