Wiilka albaabka usoo garaacay ninka iyo xaaskiisa

Bulsha:- Nin Iyo Naag is qabo oo guriga ku sugna xilikas ayaa waxaa albaabka ku soo garaacay wiil dhalin yara ahay nin ka xiligaa wuxuu ku jiray musqusha naagtii oo Go Ama Maro Huwaned ayaa albaabka furtay, kadibna waxay aragtay wiil ciyaalka xaafada ah oo albaabka taagan maxaa rabtaa ayay ku dhahday

wiilkii? Markuu qofta argay iyado maro huwan wuxuu dhahay 2,000 kun oo doolar aa iga dhimato hadaad marada iska feedo qoftii Maradii Ayey sii deysay Iyado Iska feeday wiilki ciyalka xafada aha wuu nuur nuur sayay labadi kun e dolar way ka qaadatay kadibna albaabkii ayay soo xirtay,

ninkii ayaa musqusha ka soo baxay waxaa uuna dhahay, yuu ahaay qofka albaabka nagu soo garaacay?,

waxay tiri waa wiil yar oo ciyaalka xaafada ah.

ninkii baa ku dhahay aniga ayaa balansanayn maalin dhawayd ayuu 2,000 kun iga daynsaday marka sakay ayuu isoo wacay lacagtaadii ayaan kuu keenaa ayuu igu dhahay,
qoftii naxdin kulahaa haa gacaliye wuu iigu kaa Dhibay Lacagti wa Tan

😂😂 Ciyaalka xafada dhib badnaa










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment