Blogger Widgets

Sheekadii labada nin bukaanka ahaa

Bulsha:-  Laba bukaan oo madaxa ka xanuunsanaa ayaa Cusbitaal ku wada jiray. Maalin iyagoo lugeynaya ayaa mid si kedis ah ugu dhacay Berkada dabaasha, wuu quusay, salka u dambeysa ayuuna fariistay. Ninki kale ayaa u booday Berkada soona badbaadiyay.

Agaasimihi Cusbitaalka ayaa maqlay ficilka geesinimada ah ee ninkan sameeyay. Wuxuu amray in Cusbitaalka laga saaro maadaama hada loo tixgeliyay inuu caafimaad qabo.

Marki Agaasimihi loo keenay ninki ayuu ku yiri, “Waxaan kuu haynaa war fiican iyo war xun! Warka fiican waa in Cusbitaalka lagaa saarayo sababtoo ah hada waa kaa baxday, waxaadna noqotay Halyey qof badbaadiyay. Warka xun waxa weeye bukaanki aad badbaadisay wuxuu isku dal-dalay qolka wuuna dhintay”

Ninki ayaa ugu jawaabay, “Ditoore, Isag isma daldalin. Anigaa marki aan ka so saaray Berkada soo suray xariga kor ku xirnaa si uu qoyaankii uga qalalo!!! Xigasho xarbi









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment