Blogger Widgets

MUUQAAL: Siyaasiga Hurre Buubaa oo si kulul Uga hadlay Heshiiskii Berbera “Israaiil ayay Beri siin doonaan Qayb kale”

Bulsha:- Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa ka Heshiiskii dhowaan ay gaadheen Shirkada DP World, Itoobiya iyo Somaliland kaasi oo ku saabsanaa dekedda magaalada Berbera.

Wuxuu Siwayn u dhaliilay in Saamiga lasiiyey Somaliland, Wuxuuna sheegay in Wixii la doonayo ay ka yeeli doonto Shirkada DP World, Wuxuuna sheegay inuusan ahayn Heshiiskani mid wanaagsan, Isagoona Su’aal ka keenay halka ay itoobiya kasoo gashay.

“Hadii DP World maanta Qayb ka iibisay Itoobiya, Berito maxaa u diidaya inay ka Iibiso Israa’iil, Ugu yaraan waa inay Somaliland yeelato 51% “ Ayuu yidhi Buubaa.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment