Blogger Widgets

DAAWO : Yaabkii ka dhacay Kulankii Gudiga Joogtada ah Prof Zakariye oo Baafinaya Beesha Xildhibaan Mikrafoonka ku qabsaday

Bulsha:-  Xildhibaan Prof Zakariye Xaaji Maxamuud ayaa xildhibaanadii la fadhisay weydiisay cida uu kasoo jeedo xildhibaan Da’yar oo mikrafoonka kula dhagay.

Buuq iyo Fowdadii ka dhalatay kulankii gudiyada joogtada ahaa ee baarlamaanka ayaa keenay in isjiid jiid iyo gacan ka hadal uu dhaco.
Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo ka mid ah xildhibaanada dhalinyarada ah ayaa doonayay inuu hadlo, laakiin Prof Zakariye oo mikrafoonka haysta ayuu kula dhagay.

Kaamirooyinka ayaa qabtay Prof Zakariye oo dhahaya “Aaway Wiilkan cidiisii” ugu dambeyna xaalada ayaa meel xun gaartay…

HALKAN RIIX OO KA DAAWO









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment