Blogger Widgets

MUUQAAL XIISO LEH: Beeraha gobolka Sool iyo Dhalinyaro Jaamacad kasoo baxday oo ka mid ah dadka Tabcada

Bulsha:- Gobolka Sool waxaa ku yaalla 470 Beerood oo laga soo saaro dalagyada fud fudud oo u badan khudrada Cagaaran,  Beeralayda ayaa ku waramaya fursadaha qaaliga ah ee ku jira tabcashada Beerahani.


Maxamed Cabdi Salaan Maxamed oo ka mid ah dhalinyarada Jaamacaha uga baxay Cilmiga Beeraha ayaa ka mid ah dadka tabcada.

Beeraha isla markaana waqti badan iyo dedaal badan ku bixiya wax soo saarka beerahan ayaa nooga waramay xaalada ay ku sugan yihiin iminka Beeraha .

Proff C/risaaq Maxamed Aadan Lafoole oo ah gudoomiyaa guud ee Jaamacada Nugaal ayaa isna ka waramay kaalinta ay ku jirto wax soo saara beeraha ee dalka.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment