Blogger Widgets

MUUQAAL: Dr. Cali Khaliif oo ka hadlay Wadahadalka DF Somalia iyo S.land iyo Ciidamada Khaatumo ee lagu daray SL

Bulsha:- Dr. Cali Khaliif Galaydh oo Xalay gaadhay dalka Jarmalka ayaa Waraysi uu bixiyey wuxuu uga hadlay Wadahadalka la filayo inay dhexmaraan Dawladda Federaalka iyo maamulka Somaliland.


Dhinaca kale wuxuu eedayn dusha u saaray Xubnihii wax ka dhisay maamulka Khaatumo, Wuxuuna sheegay inay Tareenka ka Hadheen, Iyagoona Qofkasta uu dantiisa raacday siduu hadalka u dhigay.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Heshiiskii dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland,  iyo Ciidamada Khaatumo ee lagu Wareejinayo Somaliland, Wuxuuna sheegay in Ciidankaasi ay wax ka qaban doonaan dhibaatooyin ay shacabka ku hayso Puntland siduu hadalka u dhigay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment