Xoghayaha Xisbiga Wadani Siyaasi C.laahi Daamur ayaa sheegay in Waagii hore ee Kulmiye la doortay ay Bilaabeen dagaalkii KALSHAALE kaasi oo aan laga Fiirsan, Wuxuuna hada sheegay in Xiligan iyadoo Kulmiye aanu Wakhti badan haynin uu Bilaabay dagaal kale, Wuxuu sheegay in hadii ay dhab ka tahay Xuduudku ay ahayd inay aadaan Sanaag Bari oo Wasiirkii Dawlada Soomaaliya ka socday uu yimid, Wuxuuna sheegay inaanu Iman Tukaraq.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment