Blogger Widgets

MUUQAAL: Daawo Soo dhowayntii ugu balaadhnayd oo Farmaajo garoowe kala Kulmay iyo Khudbadii uu Ka Jeediyey

Bulsha:-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaadhan uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaadhay magaalada Garoowe, Halkaasi oo si Balaadhan loogu soo dhoweeyay.


Booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Garowe ayaa ah tii u horeysay uu ku tago Puntland, tan iyo markii sanadkii hore loo doortay xilka Madaxweynaha, iyadoona Boqolaal dadweyne oo ka kala yimid xaafadaha Garoowe ay taagnaayeen waddooyinka, sidoo kale ardayda dugsiyada Garoowwe ayaa qeyb ka ah soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo.
Madaxwayne Farmaajo ayaa ugu horayn Boqolaal kamid ah Shacabka kula hadlay Barxada Garoowe, Wuxuuna Intaasi kadib Warbaahinta kula hadlay Madaxtooyada Garoowe.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment