Blogger Widgets

DAAWO: Soo dhowaynta Madaxwayne Farmaajo oo Garoowe laga Dareemayo iyo Wafdigii Soo gaadhay oo ka hadlay

Bulsha:- Magaalada Garoowe  waxaa laga dareemayaa qaban qabaabada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” oo ku wajahan deegaanada Puntland-Soomaliya.


Sidoo kale,waxaa  Garoowe soo gaadhay Saraakiil ka tirsan madaxtooyada Soomaaliya,iyo Xildhibaanno hordhac u ah booqashada madaxweyne Farmaajo uu ku tagayo Puntland,  Waxayna ka warbixiyey Qorshaha Safarka Madaxwayne Farmaajo uu halkaasi ku tagayo.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socdo u ambabaxaan magaalada Garowe,iyadoo sidoo kale madaxweynaha ayaa booqandoona deegaano kale oo ka tirsan Puntland.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment