Blogger Widgets

Daawo Muuqaal: Taliyaasha ciidamada oo Booqday Warshadda Qalabka iyo Dharka Ciidanka soo saarta ee Xamar

Bulsha:- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas Cabdi weli Jaamac Gorod iyo Saraakiil uu hoggaaminayo, ayaa maanta Booqasho ku tagay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Xuseen xasan Cusmaan iyo Sarakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta.


Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga iyo Asluubta, ayaa Waxay kormeereen Warshadda Soo saarta qalab Xafiseedka, dharka Ciidanka Asluubta iyo kan Maxaabiista, agabka dhismaha iyo qalabka guriyaha, waxaana Warshadaan ka howl gala maxbiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Xamar iyo saraakiil Ciidankaasi ka tirsan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment