Bulsha:- Faaiso Sheekh Maxamed oo ah Gabadhii oo dhowaan Kufsaday Askari ka tirsanaa Ciidanka Puntland, Islamarkaan uu dhaawacay oo Xaalad Caafimaad ugu qaaday Dalka Turkiga ayaa lagu guulaystay Qaliino lagu sameeyay.
Faa’iso oo Markii hore laga Cabsi qabay inaysan Socon doonin, ayaa Hada Lugaheeda ku istaagtay, iyadoona socotay, Taasi oo Farxad gelisay dhamaan dadkii goobta ku sugnaa iyo Kuwa Daawaday Muuqaalkeeda, waxaana siwayn loogu mahad celinayaa Masuuliyiintii isku taagay arintaasi wanaagsan.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
Blogger Comment
Facebook Comment