Blogger Widgets

Daawo: jilaaga caanka ka ah Hindiya ee Akshay Kumar oo ka hadlay wuxuu ka yaqaan Soomaliya iyo inuu tegi doono

Bulsha:- Jilaaga Caanka ah ee dhanka filimada ee wadanka Hindiya, Akshay Kumar oo wareysi gaar ah siiyay la’aanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka warramay filmkiisa cusub ee Padman, ee uu kaga hadlayo baahida loo qabo in dumarka dalka Hindiya ay helaan suufka xiliga caadada dumarka, iyo walibana waxa uu ka ogyahay Soomaalida daawato aflantiisa iyo xaaalada guud ee Soomaaliya.


Dhinaca kale Atooraha Bollywood-ka Akshay Kumar ayaa sheegay in Soomaaliya uu yahay dal qurux badan, uuna mar tagi doono, isaga oo baaq u direy taageerayaashiisa Soomaalida.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment