Blogger Widgets

Video: XIldhibaano ku shiray Muqdisho oo ka hadlay Xadhiga Cabdiraxmaan C.shakuur iyo Sida ay wax u dhaceen

Bulsha:-  Xildhibaano ka tirsan Baarlmaanka Soomaaliya oo ku shiray Xarunta Villa Hargeisa ee magaalada Muqdisho,   ayaa si kulul uga hadlay Xadhigii iyo Weerarkii lagu qaaday Guriga C.raxmaan C.shakuur.


Xildhibaan C.xakiin Macalin Axmed oo ka warbixiyey waxyaabaha kasoo baxay Kulanka,    ayaa sheegay inay  Cambaaraynayaan Weerarkii Lagu qaaday Guriga Siyaasiga C.raxmaan C.shakuur,   Sidoo kale waxay Dhaliileen Hadalkii kasoo yeedhay Xeer Ilaaliyaha Qaranka.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment