Sawirro: Waxay qaliin u martay in ay u ekaato Angelina balse ma aamini doontid sidee noqotay

Bulsha:- Sahar Tabar, 22 jir ah, ku dhalatay magaalada Tehran, dalka Iran, ayaa doonaysay in ay muqaal ahaan wajigeda uu u ekaado actarada caanka Hollywodka kaso jeeda dalka Mareekanka Angelina Jolie.



Gabadaan dhalinyarada reer Iraan ayaa waxaa sida ay wariyeen warbaahinta dalka belguim waxay martay kontan qaalin si ay ugu ekaato gabadha taageero u tahay ee Angelia.


Gabdhaan reer Iraan ayaa waxay caan ka noqotay facebook iyo intasgram waxay heshay dhiirigelin badan iyo inkasto kuwa kale ku dhaleeceeyeen muqaalkeda.


Gabagabadii, gabadhaan reer Iraan sida ay rajeyneysay ma uusan noqon muqalkeda, balse waxay sheeegtay in aysan marna ka quusan doonin hamigeeda oo ay dooneyso mar un in ay u muuqaal ekaato gabadha ay taagerto ee Angelina.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment