Bulsha:- Qaar ka mid ah qaraabada iyo qoysaska 92 qof oo Soomaali ah oo laga masaafuriyay dalkan Mareykanka, islamarkaana diyaaraddii sidday iyadoo aan gaarin Soomaaliya ay dib ugu laabtay Mareykanka, ayaa waxa ay banaanbax ka dhigeen magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota.
Dumar Soomaaliyeed oo sheegay inay Caruurtooda ku Jirto dadkaasi ayaa si Murugo badan uga hadlay, Waxayna ka Warbiyeen sida wax u dhaceen.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
Blogger Comment
Facebook Comment