Daawo Muuqaal: C.raxmaan Faroole oo Sheegay in Ciidan Puntland ay ka qayb galeen dagaalka Beelaha Sool & Mudug

Bulsha:- Madaxwyanihi Hore ee maamulka Puntland  ayaa si kulul uga hadlay dagaal Beeleedka Khasaaraha gaystay  ee dhexmaray Beelo kasoo kala Jeeda Mudug iyo sool.




Faroole ayaa Nasiib daro ku sheegay in Ciidamo ka tirsan Puntland  oo lagu Ogaa Goobaha Difaaca ay dagaalkaasi ka qayb galeen, Wuxuuna sidoo kale  Fariin u diray madaxwaynaha maamulka Puntland iyo Labada dhinac ee dagaalku dhexmarayo.

Ugu dambayntii wuxuu ka hadlay Arimaha Dastuurka Soomaaliya, Isagoona eedaymo kulul u jeediyey  Wasiirka Dastuurka ee Soomaaliya.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment