Blogger Widgets

Daawo:- Maxaa laga helay guriga cabdi shakuur

Bulsha:- God news somalay 18 million oo laga helay guriga ina cabdi shakuur $18 million oo mooshinka loogu talo galay ayaa laga helay guriga ina cabdi shakuur lacagtan ayaa waxaa guriga geeyay safaarada imaaraadka waxaana xogtaan sahlay kaamirooyin lagu xidhay guriga ina cabdi shakuur oo sirdoonku la socday mudo 5 todobaad ah,

Cadeeymo buuxo ayaa lagu hayaa ina cabdi shakuur iyo siyaasiin kale oo badan, waana howl gal is dabayaalo oo aanan ku ekaan doonin ina cabdi shakuur Ceebtii aduunka ayaa ku dhacday iyo fadeexad weeyn kooxdii qaran dumiska ahayd,

dowladu waa ku mahadsantahay Ina cabdi shakuur xabad ayaa kilida uga dhacday ayaa la leeyahay walina gacanta sirdoonka ayuu ku jiraa Dhinaca kale waxaa guryahodii ka cararay mahad salaad iyo axmed macalin fiqi oo safaarada imaraadka galay,










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment