Blogger Widgets

Arimahan hadii aad aragtid Jaceyl waa isku dhamaaday (Xog Fiican)

Bulsha:- Inkatoo ay jiraan calaamado muujinaya in kalgaceylkii labada lamaane uu dhaamad ku dhaw yahay ayna jirto dhibaato xoogan oo ugu dambeyn keeni karta furiin .

Hadaba wacdaraha.com ayaa ku sheegeysa in arimahaas ay ugu horeeyaan iyadoo labada lamaane waayaan amateetkii ay isu hayeen ee ku aadanaa is weydaarsiga dhoola cadeynta iyo qosolka

1- in daaqadda uu ka baxay is weydaarsigii qosolka iyo dhoolacadeynta taasina waxa ay muujineysaa in labada dhinac isu aabo yeeleyn oo aysan dan iska laheyn tanina waa biloowga dhamaadka jaceylka

2- In uu dib u gurto isu hiloowtinaakii labada lamaane , xariirka nolosha dhadhan malaha haddii labada dhinac isu xiiseyn xittaa haddii saacado yar ay kala foogaadaan .

3- Is fahm la`aan timid iyo aragtida oo kala duwanaanta iyo waliba hoos u dhac ku yimaado tirada sameynta kulanka naxariista iyadoo haddii kulankaas usan ka horeyn dareen is fahan uusan laheyn dhandhan .











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment