Saana wey dhacdaa Dumarow iska Ilaaliya.

Bulsha:- Rag badan waxay u haystaan jecaylka marka la shukaansanayo gabadha in lagu soo xiragaliyo waxaad arkaysaa marka ay shukaansanayaa hadalo waxay daldalaan abaayo macaan waan ku jeclahay abaayo naftayda ayaad la mid tahay, laakin marka la isguursado xaaska waa lagala xishoonayaa hadalka noocaas ah.



Waxaa laga yaabaa ninka marka uu naagta guursado oo guurka ka soo wareegato bil iwm, ninkii ayaad arkaysaa naago kale shabinaya oo hadalo macaan kula hadlaya, marka gurigiisa uu soo galo wuxuu noqonayaa nin xanaaq badan ma arki karo wax yaalla gurigiisa, tolow maxaa is baddalay oo arrinkan keenay, taas maxaa la dhihi karaa ninkan jacaylka waxba kama yaqaano, runtii jacaylka dhabta ah wuxuu imaanayaa marka lays guursado oo ninka iyo naagta ay raaxo dhab ah isla galaan galmo macaan badan sameeyaan, jacaylka galmada wuu ku siyaadaa ee kuma nusqaamoi, waxaa la rabay marka guriga laysla soo galo jacayl daran inuu abuurmo oo ka xoog badan midkii marka lays shukaansanayay jiray, waayo kaas ninka iyo naagta isuma bannaanayn, ma raaxaysan karaan, waayo guur ma dhicin, jacayla xaqiiqada ah wuxuu kordhaa marka ninka uu naagta guursado oo hal meel ay ka soo wada toosaan, oo uu macaankeeda dhedhemyo oo uu la galmooda quruxdeeda gudaha arko .


marka laga hadlayo macaanka raaxada waxaa habboon inay jacayl wadato ragga badankooda waxay sheegaan inay ka caajisaan dumarka marka ay ilmo dhalaan, waxay ku leeyihiin xaaskayga waa iga mashquushay marka aan raaxo u baahanahay waxay lugta kula jirtaa howl isma nadiifiso waxay wadataa diraca maanta oo dhan ay jikada kula jirtay, waxaa laga yaabaa inuu jirkeeda ka soo shiiro hilib iyo basal marka naag sidaas ah miyaa raaxada ii keeni karta, marka ay gabadha ahayd oo aan shukaansan jiray waxay soo qaadan jirtay dhar qurux badan, taas ayay igu soo jiidan kartay, hadalkan ay ragga qaar sheegayaan waxbaa ka jira dumarka waxaa lagaga baahan yahay inay si fiican ugu dadaal nadaafadda iyo raaxada.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment