Bulsha:- Qofka oo cuno Cunto isku dheeli tiran waxa ay ka qeyb qaadataa in qofkaasi nolol caafimaad qabta uu galo. Cuntada waxaa ku jira, nafaqooyin, barootiinno, Faytamiinno, macdanno iyo maadooyin aan tiro lagu soo koobi karin oo waxtar weyn u leh caafimaadka guud ahaan jidhka iyo gaar ahaan qaybihiisa kala duwan. Qormadan
waxaan ku soo qaadanayaa cuntooyinka ay ku jiraan maaddooyinka faa’idada gaarka ah u leh maskaxda iyo qaar ka mid ah cuntooyinka maskaxda dhaawaca soo gaadhsiin kara, waxa aanay kala yihiin
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
Blogger Comment
Facebook Comment