Blogger Widgets

MUUQAAL: Madaxda Afrika oo kacay markii Telefishinka CNN Baahiyey Tahriibayaal Lagu Xaraashay LIIBIYA, oo la biisaday

Bulsha:- Faransiiska ayaa doonaya in kuklan deg deg uu golaha ammaanka ee QM ka yeehsho iibka la tuhunsan yahay ee muhaajiriinta Afrika ee si addoomo ahaanta loogu iibiyo dalka.

Madaxweye Emmanuel Macron ayaa sheegay inn muuqaalo uu baahiyey taleefishinka Mareykanka ee CNN ay yihii “Fadeexo” islamarkaana “aan la aqbali karin.”

“Waa dambi ka dhan ah bani’aaannimada” ayuu yiri Macron kadib markii uu la kulkmay madaxa ururuka midowga Afrika Alpha Conde.

“Waxaan rajeynayaa inaan sii dheereyno dagaalka ka dhanka ah kuwa dadka iibiya ee geystay damiyada, islamarkaanna aan la shaqeyno dalalka oo dhan si aan shabakaddan u burburino”


Muuqaalada CNN uu baahiyey ayaa waxaa ka muuqday xaraash lagu sameynayo dad madow ah, oo ay iibsanayeen dad loo soo bandhigay waxaan qaarkood lagu gatay lacag dhan kaliya 400 oo dollar.
Kulanka golaha ammaanka ee QM ayaa dhici doono toddobaadka dambe sida uu shegeey diblomaasi Faransiis ah.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment