Blogger Widgets

MUUQAAL: Gabadh Soomaaliyeed ee Qurbaha uga timid si ay Dalkeeda wax uga barato, Warbixin xiiso leh (Video)

Bulsha:- Deeqa Maxamed Nuur, waa gabar Soomaaliyeed oo da’yar ah kuna dhalatay dalka Ingiriiska, waxaana ay hadda ku nooshahay Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.

Deeqa oo ah gabar illaa dugsigeeda sare ku qaadatay Ingiriiska ayaa waxay doorbiddey in Muqdisho ay waxbarashadeeda kusii qaadato.


Sababaha ay sidaasi u sameysay waxay ku sheegeysaa in qof walbo dalkiisa xor ku yahay wax u dhaamana aanay jirin.

Muuqaalkan ayaa aad uga sheekeynaya Deeqa iyo sidoo kale rajadeeda mustaqbalka.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment