MUUQAAL: Banaanbaxyo iyo Rabshado Ka Bilowday HARGEISA iyo BURCO iyo Cirro oo Warbaahinta la hadlay

Bulsha:-  Magaalooyinka Burco iyo Hargeisa ayaa waxaa ka Bilowday Banaanbaxyo Rabashado Wata, waxaana la Maqlayaa Dhowaaqa Rasaasta ay Ridayaan Ciidamadu.


Dhinaca kale Qaar kamid ah Taageerayaasha Xisbiga Wadani oo Cadhaysan ayaa ku dhowaaqay inay la Bixi doonaan ( WADANI-LAND) Waxayna siwayn uga Xumaadeen wararka soo baxay ee ku saabsan in lagu shubtay Doorashada.

Arintan ayaan waxay kusoo beegmaysaa Xili uu Xisbiga Wadani  shaaciyey  soona Bandhigay Waraaqo been abuur ah, Kuwaasi oo Imaaraadka Carubtu  usoo daabacay Xisbiga Kulmiye.
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C.raxmaan C.laahi Cirro  ayaa sidoo kale ka hadlay Waxyaabaha uu Xisbiga wadani ka Cabanayo.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment