Culimada sayniska jinsiga ayaa waxey mudo dheer darsayeen
xubintaan iyo sida ay u shaqeyso iyo guud ahaanba sirta la xiriirta ee raaxada jinsiga, taas oo lagu soo ogaaday in kintirku yahay meesha kaliya ee ka tirsan xubinta taranka dumarka ee isla markaana aan wax shaqo toos ah aan ku lahayn dhalmada, taas oo ka dhigan in kintirku yahay xubin loo sameeyay ujeeda gaara oo ah in Haweeneydu ay ka hesho raaxo xiliga galmada.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment