Farsamooyin Ku Sahlaya Inaad Biyaha Wax Badan Hayso Si Aad Galmada Waqti Dheer U Wado

Bulsha:- Waxaan halkaan uga hadlaynaa sidee la isaga daaweeyo biyo baxa deg deg ah. Waxa jira taba bar nafsaani oo aad isaga daaweyn karto biyo baxa deg deg ah, waxaana lagu magacaabaa Kegel Excercise. 

tababarkaan waxaa lagu dheeraayaa mudada biyo baxa iyadoo la isku dayo in la joojiyo dibne loo bilaabo galmada dhawr jeer Kegel Excercise ayaa .

xoojiyaa murqaha miskaha si qofku awood ugu yeesho inuu kontorooli karo murqahaas… 

Waxaa kaloo jira daawooyin loo qaato biyo baxa deg deg ah,
waxaana ka mid ah daawooyinka dheereeya mudada biyo­baxa “SSRIs” waana daawo ah lidka­diiqada iyowelwelka. waxaa kaloo jira bomaato kabuubiso (Lidocaine) ah oo la marsado taasoo keento in dareenka uu yaraado sidaasne ay ku dheeraato muddada.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment