Bulsha:- Waxaa fariin naga soo gaadhay marwo soomaaliyeed. Fariinteeda ayaa sidaan u ku bilaabatay\ “Asc walaalayaal waan idin salamaay salaan kadib magacaygu waa hooyo Soomaaliyeeed oo ku nool mid ka mid ah wadamada Yurub. waxaan ahay xaas 3 caruur ah haysata, dhowrkii sano ee dambeeyay waxaa i haystay mushkilo aad u weyn. Ninka iqaba waxa uu caadaystay markaan isku tagayno ijmaaca
inuu aado gadaal aniga arintaas waan ka karaahiyaystay. marar badan waan ka diiday laakiin wuu igu qasbaa. Waagi hore marmar dhif ah ayay ahayd laakiin waayadaan dambe wuxuu ka dhigay mid joogta waan u muujiyay inaa
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
About
Bulsha Arrimaha Bulshada
This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
Blogger Comment
Facebook Comment