Blogger Widgets

Wasmada tooska ah ee la daawado cudurkaan ayaa laga dhaxlaa

Bulsha:-  Waa Digniin ku socoto dadka daawada filimada anshax xumada ah. Daraasaad Cusub ay sameysay jaamacad ku taala wadanka mareykanka ayaa sheegtay in wasmada badan ee la daawado laga qaado cuduro ku dhaco maskaxda ay na u darantaya raga iyo dumarka iney daawadaan wasmada video-ga lasoo duubay. taasoo wax u dhimeyso maskaxda.

Waxey kaloo sheegeen culumadaan iney dhibaato ku keento qofka wasmada badan daawada mustaqbalka inuu gabo kacsiga dhamaan. Taas ugu danbeyn qaniis ka dhigeysa nina wasmada badan daawada iyo waliba haweenkana waa lamid.

Shabakada Soomaalida.net  oo idin soo tarjuntay war bixintaan mar walbana diyaar idin kula ah in ay idin ka haqab tirdo u adeega bulshada iyo qooyska intaba.
 













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment