Sida ugu fudud een xayskayga ku bigro jabin karo

Bulsha:- Wadada ugu fiican waa inaadan khasbin, istiinka aad u badisid ilaa aad kadareentid in canbarkeeda uu qoyay jirkeedana uu soodaayay dheecaankii fududeynayay galmada sidoo kale inaad la socotid dareenkeeda oo hadey meeli xanuunto aadan khasbin, dumarka qaarbaa adag oo lagayaabaa ninka naxariista badan inuu habeenka koobaad ama labaadba u noxo uusan bikra jabin, hadaadse istiinka badisid dareenka badan ayaa xanuunka ilowsiinaya.















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment