Blogger Widgets

MUUQAAL: Gabadh ku nool Minnesota oo Keligeed u istaagtay Dadkii Qaraxii Soobe ay dhibaatadu kasoo gaadhay

Bulsha:- Dheeman Cali oo ah Gabadh Soomaaliyeed ee ku Nool Minnesota ayaa u istaagtay inay Wax u uruuriso Dadkii Soomaaliyeed ee waxyeeladu kasoo gaadhay Qaraxii Soobe.


Waxay sheegtay inaysan Laba Casho Waxba Cunin, Markay aragtay Dhibaatada dhacday, waxayna Dadka soomaaliyeed ka codsatay inay u istaagaan dadkooda, islamarkaana ay la shaqeeyaan Madaxda Dawladda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment