MUUQAAL: Ciidanka Gurmadka waday 24-ka Saacadood oo Wacad Maray Iyo RW. Khayre oo Caawa mar kale u tagay

Bulsha:-  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa caawa Markii Labaad booqday goobihii uu Qaraxu ka dhacay ee magaalada Muqdisho wuxuuna halkaasi kula hadlay Ciidamadda Qaranka oo 24kii saac ee la soo dhaafay u taagnaa badbaadinta shacabka Soomaaliyeed.


Ugu horayn wuxuu sharaxay waxay ku kala duwan yihiin Ciidanka Dawladda iyo kuwa Al-shabaab, Wuxuuna sheegay inay Ciidanku Soo Noolaynayaan dalkooda, Halka uu Codowgu doonayo inuu Tirtiro Soomaaliya.

Ciidamada ayaa Wacad ku maray   inay ka daba tagi doonaan kuwii dambigaasi gaystay,  Wuxuuna sheegay R/wasaare khayre inay u diyaar garoobaan, Sidii Cadowga dalka looga sifayn lahaa.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment