Blogger Widgets

Marax yahow xaaskaaga ha daaline Sidaan ugu raaxey!! Talo nin weyn

Bulsha:-  jirka isaga oo daalan kaama saacidayo in aad raaxo hesho , sidoo kale saqda dhexe ma wacna raaxada waayo jirka waa daalan yahay oo fir fircooni malaha waayo waxaa laga yaabaa in midkiina uu hurdo ka kacayo. 

Goobta weerarka kulul uu ka dhacayo waxaa haboon in uu ahaado mid jawigiisa degan yahay maxaa yeelay jawiga degan raaxada ayuu qeyb ka yahay . 

Labada qof waa in ay ka go`an tahay in ay wada gaaraan gariirka galmada (Macaanka raaxada oo ay ka dhargaan . Hadal macaan , dhunkasho fara kacayaar iyana qeyb ayay ka yihiin in la helo gariirka galmada . 

Ninyahow ogaaw marka galmada dhamaado haweenka wax ay u baahyan yihiin hadal macaan una mahad celi , xabad gili waayo raaxadii hore mid ka mac ayay daremeeysaa oo maqsuud ayay noqoneysa . 

Tanina rag badan waa ilaawaan oo durba sariirta dhanka kale uga jeestaan waxana la dhihi karaa ma mudna kuwaas in lala raaxeysto. Hadii aad talo iyo tusaale ama su,aal aad qabto fadlan kala soo xiriir ciwaankeena hoos ku qoran










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment