Blogger Widgets

Ereyga abaayo macaan gabdhaha muxuu ku sameeyaa ( aqriso siduu ka dhigo gabdhaha)

Bulsha:- aad bay u fudfudud yihiin, ma garanayaan waxa maslaxadooda ah, marka nin ku dhaho abaayo macaan waan ku jeclahay isla markii ayay ku boodaan waxayna u haystaan inuu yahay jacaylkiisa mid dhab ah, laakin naagaha gaaray sodonka 30 aad ayay u feejigan yihiin.

taasna waxay u noqonaysaa da’da, qofka marka uu gaaro soddon maskaxdiisa qaabka ay u fikirayso way isbadalaysaa, mar kasta wuxuu ka fiirinayaa wax walbo labada weji uu yeelan karo, dhibka iyo waxtarka uu leeyahay, laakin naagta marka ay yar tahay waxay arkaysaa hal dhinac keliya.

immisa naag oo nin been u sheegay raacay oo ka tagay aabehii korinayay yaraanteeda ilaa ay ka soo weynaato, hal erey keliya ayaa lagu baddalay kaas oo ah abaayo macaan waan kuu dhimanayaa la’aantaad ma noolaan karo, hadalkaas waxay u qaadatay miskiinta inuu yahay dhab,
ninkaan hadda sidaan kugu leh beritto ayuu naag kale hadalkaas ku dhahaa, isaga waxay ka tahay gabadhaan ku soo jiido hadalka macaan.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment