Blogger Widgets

Dumarka Casriga iyo Shanta waxyaalood ee soo jiita

Bulsha:-  Shan waxyaalood ayaa la dhahay naagta aad bay uga heshaa, naagtii shantaas ninkeeda ka hesho lagama yaabo inay la dagaallanto.

1- ninka inuu yahay nin iyada ixtiraamo

2- ninka inuu yahay nin deeqsi ah

3- isaga inuu yahay nin run badan

4- inuu yahay nin farxad badan oo la kaftamayo

5- inuu yahay nin istiin badan oo aan isaga raaxadiisa keliya eegaynin ee fiirinaya xaaskiisa raaxada ay u baahan tahay, marka ninka wata shantan astaamo aad bay u jeclaanaysaa xaaskiisa.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment