Blogger Widgets

Daawo Video: Amiirka dalka Qadar oo Sir Culus ka sheegay Qorshaha looga Dan lahaa Cuna-qabataynta (Waraysi)

Bulsha:- Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thani oo Waraysi siinayey Telefishin laga leeyahay Maraykanka gaar ahaan Barnaamijka   60 Minutes,   ayaa wuxuu daaha ka Qaaday Qorshaha looga dan lahaa Cunaqabatayntii Xulufada Sucuudigu Hogaamiyo ay saareen dalka Qadar.


Wuxuu sheegay inay doonayeen  inay Isbadal ku sameeyaan dalka Qadar oo ay   meesha ka saaran Hogaanka dalka, Taasi oo Fashilantay sida hada muuqata, Wuxuuna Xusay in mar hore la isku dayey Xiligii uu Aabihii Qabtay Hogaanka dalka Sanadii 1996-dii.
Wuxuu xusay inaysan Cidna ka yeeli doonin inay Faragelinayaan Madaxbanaanida iyo Qaranimada Dalkooda.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment