Blogger Widgets

Daawo Muuqaal: Farmaajo Oo Xarunta Gurmad Qaran kaga jawaabayo Talefoonada Dadka Eheladooda Raadinaya

Bulsha:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta sameeyey tallaabooyin uu ku muujinayo sida ay uga go’an tahay inuu u garab istaago Shacabka Soomaaliyeed ee Musiibada ku dhacday .

Madaxweyne Farmaajo ayaa booqday Xarunta Gurmad Qaran ee ku taalo Zoobe agteeda, Xarunta Guddiga oo uu tegay madaxweynaha ayaa waxaa yaalla taleefoono loogu talo galay in looga jawaabo Cabashada daweynihii ay eheladooda ku waxyeeloobeen qaraxii Soobe.

Madaxweyne Farmaajo oo Goobta ku sugan ayaa Gacantiisa ku qabanaya taleefoonada ay dadweynaha soo wacayaan isaga oo amraya in qof walba wixii mcquul ah ee uu doonayo loo qabto.
Halkaan hoose ka daawo sawirada iyo muuqaalka Madaxweynaha:










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment