DAAWO LA YAAB: Wiil Soomaali ah oo Jeclaaday Gabadh Hindiyad ah, Sida uu Jacaylka ugu beeray, Qoyskeeda wuxuu kala Kulmay (Waraysi Xiiso Badan BBC)

Bulsha:- Haddii aad weligaa maqli jirtay Soomaali iyaga uun isjeclaada, maanta waxaan idin heynaa wiil Soomaali ah oo jeclaaday gabadh Hindi ah, kuwaa oo ku kala nool dalalka Koonfur Afrika iyo Hindiya.


Baraha bulshada ayay wiilka iyo gabadha isku barteen oo uu kula hasaaway, waxaana halkaasi ka dhashay jacayl markii dambe sababay inay is mehersadaan oo ay is guursadaan iyagoo kala durugsan, oo Weliba kala dhaqan duwan.

Hadaba wiilkan oo lagu magacaabo Muxiyadiin Murshid Sheekh Axmed oo ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxuu uka warramay Waxyaabaha ay kuwada Hadli jiree, siday isku Fahmeen ee Jacaylku ku yimid, Qaabka ay isku Guursadeen maadama aynu kala dhaqan duwanahay iyo Waxa uu Hadii Alle siiyo Caruur u bixin doono.









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment