Blogger Widgets

YAAB: Daawo Wariye Soomaaliyeed oo Naagtiisa oo maseersan ay Tvga oo live ah ka soo caaysay

Bulsha:- Dhacdooyinka inta badan Kaamirada gadaasheeda ka dhaca waa midaan lasoo bandhigin dhamaantood hasa ahaatee maalin uun shacabka usoo gudba sideey doontaba haku faafaane.
Cabdiqaadir Nadaara waxa uu kamid yahay Saxafiyiinta mudada badan ka shaqeeya Saxaafada Soomaalida qeybahooda kala duwan ayeey dhacdadaan qabsatay

Mudo hada laga joogo 2 Sano ayeey Xaaskiisu soo wacday xili uu daadihinayay barnaamij dood wadaag ah oo ay dumar ka qeyb qaadanayaan

Bal wixii markaas dhacay ayaan jecleestay inaan idinla wadaago

HALKAAN KA DAAWO












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment