Bulsha:- Waan idin salaamay, wll waxanahay wiil da,diisu tahay 18 jir sido kale misankayguna waa 52kg sido kale wan dhubanahay waxanan rabaa inaan
1- inaan kordhiyo miisankayga
2- inuu jidhkaygu buuxsamo ama dhamaystirmo
√ maxad talo isiin lahayden marka walaalayashayda plz
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment