Blogger Widgets

Sidaan hadaadan ugu raxeyn karin raga ha ceebeyn

Bulsha:- Waxa aan ka hadlayaa sida uu ninku ula dhaqmi lahaa reerkiisa. Waana sidan soo socota:

In aad reerkaaga ula dhaqmato si ay ku jirto raxmad iyo jaceyl.
In aad tahay reerkaaga mid had iyo jeer ka warhaya. in aad ka caawiso reerkaaga shaqada guriga, marmarna aad qabto howsha guriga.

Sida aad ogsoontahay waxa eey ku dhisantahay wax walba isla qabasho.
Ha ka dheeraan reerkaaga oo mar walba lajoog. Maqnaanshaha aad
ka u fara badan waxa uu keenaa dhibaato aan la soo koobi karin.
Haka careeysiin reerkaaga wax walba oo dhaca. Noqo kii ku wadan
lahaa reerkiisa maskax iyo dulqaad.
Kala tasho xaaskaaga wax walba oo ku soo kordha guriga . Iyada
beey kujirtaa horumarka iyo wanaagu.
Haka daahin
reerkaaga marka aad ka soo baxdo
shaqada, meel aad kunasato waxa
ugu roon xaaskaaga iyo caruurtaada
dhexdooda.
Isku qurxi xaaskaaga sida
ay iyaduba Iskug kaa
qurxineeyso. Mar walba oo aad
imaaneeyso xaafada u soo
qaad xaaskaaga haadiyad
ha weynaato ama ha
yaraato,e. Waxa aad u soo
iibiso, waxa ay ka
turjumaysaa in aad ka
fikirtay xaaskaaga. Maha muhiim waxa aad soo qaadaysaa ee muhiimadu waa in aad ayada ka fikirtay.

Dareensii in aad iyada maahee aad qofkale jecleyn.
Ku beer nafsada gabadha aad qabto kalsooni badan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment