RIINKA KA BAXA DUMARKA XILIGA GALMADA RAGA WAXA AY KA QAADAAN LABA FAA IIDO

Bulsha:- Ragga ayaa la ogaaday in ay raaxo wali ah ka helaan codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ay sameeyaan dumarka Xiliga loo diyaar garoobayo Galmada oo ay socato baashida ama istiminta.

Dumarka intooda badan ayaa aaminsan in ay ceeyb tahay haddii ninkeedu uu maqlo iyadoo sameeneyso codka hoose ee loo yaqaan riinka kaasoo ka dhasha Macaansiga baashida balse ay ragu ay ka helaan dareen xoogan oo dhaliya in uu kordho jaceylka uu qaadayo Lamaanihiisa.


Dumarka arrinkan aamisan ayaa intooda badan isku celiya naqaska isna caburiya xiliga ay socato baashida ama galamada kana been sheega dareenkooda nafeed ,iyagoo dareemamaya raaxo aad u macaan oo ay ku nafiseyaan oo kaliya in ay sameeyaan codka hoose ee riinka,balse aynu u sameyn karin Xoshood jira dartiisa














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment