Blogger Widgets

Qaabka loo soo dhaweeyo Ninkaaga marka uu Shaqada ka yimaaddo.

Bulsha:-Warbixintan wax ay gaar u tahay Dumarka waxaana fiican in ay ka faa ideystaan hadii sida ugu haboon aad u iticmaasho warbixintan waxaa hubaal ah in uu Ninkaaga ku jececllaan karo.

Madooneysaa in aad soo jiidato Ninkaaga hadii jawaabtaada ay haa tahay waxaad isku daydaa in aad si wanaagsan u soo dhaweyso Seygaaga ama Ninkaaga wali sida ugu wanaagsan maxaayeelay soo dhaweynta xaajigaaga waxa uu kaalin weyn ka qaadan kartaa Jaceylka xaajigaaga

Marka uu soo dhawyahay Ninkaaga ama ay soo dhawaato xilliga uu shaqada ka soo baxaayo ,waxaad fariisaneysaa qolka fadhiga adigoo Niyadda ku haya xaajigaaga ,marka aad maqasho garaaca Al-baabka adiga ayaa u istaagaya oo ka furaya Al-baabka.
kadib waxaad ka fureysaa ama aad ka siibeysaa Dharka ,kadib waad u riix riixeysaa ,waxaana siineysaa waxa uu u baahan yahay kadibno sheeko adigoo u riix riixaya ,kulana hadlayo hadallo macaan .












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment