MUUQAAL: Sheikh Maxamed Idiris oo Bedelay Go’aankii Arinta Qalbi-dhagax Isagoo Fariin toos ah u diray Farmaajo

Bulsha:- Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah Culimada Soomaaliyeeed ayaa badalay Mowqif uu markii hore ka qaatay arinta Muranka dhalisay ee ku saabsan Cabdikariim Qalbi dhagax, wuxuuna Fariin toos ah u diray Madaxwayne Farmaajo.


Wuxuu sheegay in loo Hanwayn yahay Dawladda Soomaaliyeed, Islamarkaana inay arintaan ka Aamusto aysan Faa’iido ugu Jirin, Wuxuuna Codsaday in Bulshada lala wadaago wixii jira, Xataa hadii uu Khalad dhacay.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment