Markaad cunto alaabtan sida larabay ayaad ugu raaxaysanaysaa xaaskaaga

Bulsha:- Hilibka shiilan iyo qudaarta iyo ukunta waxay ka mid yihiin cuntada cayilka keento sidoo kale awood galmo ayay u keentaa ragga iyo dumarka, ruuxa rabo inuu noloshiisa galmo ku raaxaysto waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo cuntada nafaqada sida kuwa aannu soo sheegnay oo kale raaxo badan ayuu ka helayaa qofka marka uu awood u leeyahay galmada, dumarkana way ku qancaan raaxada noocaas ah, sidoo kale midda caafimaad ayay jirka u leedahay













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment