Ma Ogtahay Shaqsiyahoow Inaadan Guul Gaarin Hadii Aadan Isku Aqoonsaneyn In aa tahay shaqsi ay dadku si aad aha u jecelyihiin..sharaf iyo karaamana leh?

Bulsha:- Ma Ogtahay Shaqsiyahoow Inaadan Guul Gaarin Hadii Aadan Isku Aqoonsaneyn In aa tahay shaqsi ay dadku si aad aha u jecelyihiin..sharaf iyo karaamana leh? haddii aad fahamto qodobadani waxa hubaal ah inaad guulaysan doontid oo nolosha aad guul ka gaadhi doontid

Halkan ka daawo gabadh jacayl hayo

Noqoto Mid Naxariis Leh
Noqo Mid Daacad Ah
Noqo Mid Degan Oo Miisaan Leh
Noqo Mid Dulqaad Bdan
Noqo Mid Firfircoon
Noqo Mid Isku Kalsoon
Noqo Mid Deeqsi ah
Noqo Garsoore Daacad Ah

Muuji Waji Furfurnaan
Tixgeli Adanimada
Kuqaabil Qofka Waji Wanaagsan Xitaa Hadii Uu Ku Xumeeyo
Qaado cafinta (Iska Cafi) Maxaa Yeelay Waa Aargoosiga Ugu Wanaagsan
Ogolooow In Lagaa saxsanyahay
Aqoonso Xadidka Aaad leedahay
Sii Dadka Waxa Aaad Jeceshahay Hasiinin Waxaad Necebtahay

Hanoqon Shaqsi Hadal Badan
Hanoqon Shaqsi Hagaroow Ama Xaasid ah
Hanoqon Shaqsi Darajo Ku faana
Hanoqon Shaqsi Dhanka Xun Wax ka eega
Hanoqon Shaqsi Galad Sheegasho Badan
Hanoqon Shaqsi Kibir Badan Ama Islaweyni Badan



Haxaqirin Shaqsiyada Qofka
Haxaqirin Qofka Wanaagiisa
Hacaroonin Waayo Carada Sheydaanka Ayaa ku Shaqeysta
Hasameyn Marqaati Been Ah
Ha cadeysanin beenta
Ha Lagalin Faraha Wax Aan Kuqosey Hadii Kale Waxaad La kulmeysaa Dhibaato
Hadhihin Ama Hakala Hortagin Qofka Wuxuu Necebyahay (Hadal Ama Ficil )
Ha Ugu Yeerin Qofka Naaneys Uusan Raali Kahayn
Hayasin Dadka Ha Uliidin Waa Sabool
Hacanaanan Masaakiinta
ffytf86T67&*^&ut^*y&y*(y(*y*jgvhjl}+

Ilaali Balanta waayo Nimaan Balan Lahayn Waa Niman Diin Lehayn
Isku day Inaan Runta Sheegto Ama Xaq iiqda Ka Hadasho
Iska Cafi Qof ku Dulmya
Ilaali Amaanada Iska Hubi Wixii laguu Sheego

Xumaan Xumaan Haku Bedelin
Xiriiiiiri  Qof kii Ku gooya
Xaq Dhowr Deriskaaga

Ulla hadal Dadka Si Wanaagsan oo Raxmad Leh Waayo Hadalka Wanaagsan Wuxuu ka Qeyr BadaNyahay Hadalada xun
Ula dhaqan Dadka Sida aad Jeceshahay In Lugula Dhaqmo
U caawi dadka Si aad Adugaba Ujeceshahay In Laguu Caawiyo Markaad Dhibaateysantahay














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment