Galmada Oo Si Kedis Ah Loo Joojiyo Waxaa Laga Qaadaa Xanuuno!

Bulsha:-   Inta badan waxa dhacda xiliga shaqada sariirta socoto in si kedis ah u joogsato shaqada taasi oo timaada in cunuga yar soo tooso ooyo , albaaabka la soo garaaco ama taleefanka soo dhaco waxa ayna hadii ay dhacdo keeneysa dhibaatooyin.


Ka sokoow ninka marka uu joojiyo shaqada dhibatoyinka gaara waxaa ka daran midda naagta gareysa .

Shaqada galmada oo si kadis ah loo joojiyay ayaa keeneysa in madax xanuun darran labada dhinac qaadaan Haweenka ayaa qaada dhabar xanuun hadii si kedis ah loo joojiyo , waxa ayna taqaatiirta ka digeen arinkaasi.

Ragga ayaa iyana qaada awood yari dhanka galmada ah iyo biyaha oo xilli hore ay soo tuuraan iyo waliba xanuuno dhanka xubnaha taranka ah hadii ay dhacaan in galmada si kedis ah loo hakiyo .

Qorayaaasha qeybta aqoonta galmada ee alcarabiya.com ayaa kula













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment