Gabdhaha Jalaatada Xiiseeyo Oo Ka Dareen Badan Gabdhaha Kale ( Xog Rasmi Ah)

Bulsha:-  Wali indhaahagu ma qabteen gabar aad u xiiseeso jalaato? Masa gabar makaa codsatay  in aad hore ugu soo iibiso jalaato?

Shabakada naaxiye.com oo soo tarjumeeso daraasad ay soo saareen dhaqaatiir ku xeel dheer arimaha galmada iyo dareenka xaruntooda tahay dalka USA
Daqaartiis oo kala ah Alan Hirsch, M.D.,  Neurolog and Director Smell and Taste Treatment and Research Foundation di Chicago ayaa sheegay in gabadha jalaatada cunta ay ka dareen badantahay gabadha aan cunin jalaatada, waana astaan lagu garto in ay tahay gabadhaas mid dareenkeeda uu aad badanyahay.
Daraasdaan oo lagu sameeyay dad gaaraya 720 qof da’dooda u dhexeesa 24-39 sano jir, daraasada ayaa lagu ogaaday in dumarka xiiseeya cunista jaalatada ay aad ugu dareen badan yihiin, daraasada ayaa tilmaamtay dumarka laqabo habeenka ay galmo karabaan.

ragooda in ay ku dareen galiyaan qaabka ay u dhuuqayaan jaalatada taas oo la micno ah in ay xaaskaaga habeenkaas aad kuugu baahantahay.
Cunista jalaatada waa qeyb kamid ah dooqa dumarka, waana kuwa ugu badan ee cuna jalaatada marka laga soo tago caruurta, qofka isticmaala jir ahaan wuu ka dabacsanyahay jaalatada inta badan waxay sababtaa in uu qofka cayilo.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment