Blogger Widgets

Gabadhaada Qurxoon WaaLa Ilaalsadaa: Anil Kapoor Oo La Qabtay Xili Uu Rabay Inuu Arko Gabadhiisa Qofka Ay Ku Mashuulsan Tahay

Bulsha:- Super Star Anil Kapoor waa 60 jir xarakadiisa iska wato kana qeyb galo xafladaha kala duwan ee Bollywood-ka laga dhigo.

Anil Kapoor iyo gabadhiisa Sonam Kapoor ayaa shalay ka qeyb galay Vogue Beauty awards in Mumbai, sidaa daraadeed goobta sawirka laga qaadaayay waxaa laga helay hal sawir.

Sawirka ayaa ah Anil Kapoor oo doonaaya inuu arko mobil-ka gabadhiisa Sonam Kapoor maadaama si weyn ugu mashquulsan tahay


Anil Kapoor oo ku mashquulsan siduu u arki lahaa Mobil-ka ayaa sawiro laga qaaday maadaama Anil kapoor la qabtay wuxuu sawirka soo dhigay baraha bulshada hal hadal ayaan laga baxsaday ‘aabayaasha waxa ay ku sameeyaan gabadhooda qurxoon!.
Dhinaca shaqada Anil Kapoor wuxuu shaaca ka qaaday inuu wiilkiisa Harshvardhan Kapoor la sameyn doona filimka looga hadlaayo nolasha Abhinav Bindra lana daawan doono sanadka danbe.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment